Xisbiga Kulmiye Oo Ka Hadlay Musharaxnimada Gudoomiyenimo ee Siyaasi Maxamuud Xaashi Cabdi iyo Maxamed Kaahin.

Hargeisa(GNN):-Gudoomiye ku Xigeenka Labaad ee Xisbiga Muxaafidka ah ee Kulmiye Axmed Cabdi Dheere Ayaa Ka hadlay Hadalkii dhawaan uu warbaahinta ka sheegay siyaaasi maxamuud xaashi cabddi inuu u sharaxan yahay Gudoomiye Xisbiga Kulmiye.

https://youtu.be/IaoZ7XrDZTo