Deg Deg Baaburka Guddoomiye Cirro Ayaa Baabur kale ku dhacay.

Hargeysa (GNN)Wararka Soo Gaadhaya Shabakada Wararka Ee Gabileynews Network Ayaa Sheegaya In Gaadhi Uu Watay Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Waddani Abdrixmaan Cirri Iyo Gaadhi Kale Ay Maanta Isku Dhaceen.

Isku Dhaca Labadan Gaadhi Ayaa Ka Dhacay Gudaha Mgaaalada Hargeysa Ee Caasimada Somaliland.

Afhayeenka Xisbiga Waddani Barkhad Jaamac Batuun Ayaa Fcaebooka Xisbiga Waddani Ku Soo Qoray Faahfaahinta Isku Dhaca Labada Gaadhi.

Guddoomiye C/raxmaan Maxamed C/laahi “Cirro” dhib iyo dhiilo midna ma qabo waanu bad-qaba balaayana ka dheer. dhammaan Umadda Somaliland iyo Taageerayaasha Xisbigaba waxaan ku war-galinayna in aanay wax balaayo ahi jirin kaliya baaburka Guddoomiyaha ayaa Baabur kale ku dhacay. Mahadsanidiiin dhammaantiin meel kasta oo aad joogtan Alle ayaa Mahad leh.

Afhayeenka Guud Ee Xisbiga WADDANI

Image may contain: 2 people, people smiling, people standing