Deg Deg Cod sir Ah Masuuliyiin Xilal Ka Haya Gobolka Gabiley Oo U Heshiiyay Iibinta Dhul Dan Guud Ah Iyo Mooganaanta Xukumada

Wajaale(GNN)Gudoomiyaha Waxbarashada Degmada Wajaale Iyo Masuul Kale Oo Ka Mid Ah Saraakiisha Ka Hawlgasha Gobolka Gabiley Ayaa La Helay Cod Sir Ah Oo Ay Ugu Heshiinayaan Sidii Loo Qaadan Lahaa Dhul Dan Guud Ah Oo Ku Yaala Dugsiyada Dawlada Ee Degmada Wajaale

HALKAN HOOSE KA DHAGEYSO CODKA SIRTA AH EE LA HELAY.