Safiirkii Dawlada Ingiriiska ee Ku Sugnaa Somaliland Oo Booqday Xaafado Kamida Hargeisa iyo Waxaa Kusoo Arkay.

Hargeisa(GNN):-Safiirka dalka ingiriiska ufadhiya somaliya iyo somalland oo socdaal ku jooga caasimada hargaysa ayaa booqsho ku tagay xaafada daami ee degmada 26juun ee caasimada hargaysa taasi oo ay degaan beelaha la haybsooco

Safiirka dalka uk oo ay weheliyaan afhayeenka xisbiga wadani, xubinka kamid komishanka xuquuqal iisaanka iyo madaxdhqameed ayaa indhihiisa kusoo arkay duruufo badan oo ka jira xaafadan.