Suldaan Ku Amaanay Xukuumada iyo Madax Dhaqameedkii Sida Milgaha Leh Usoo Afmeeray Arrintii Cornel Caare.

Hargeisa(GNN):-Suldaan Maxamed Suldaan Axmed Oo kamida Madax dhaqameedka Somaliland ayaa Ku amaanay Cid kasta oo ka qayb qaadatay Dhamaysta Hawshii Cornayl caare sidoo kale waxaa uu xukuumada ugu baaqay isku wadka bulshada somaliland.