Deg Deg Daawo Badhasaabka Awdal Oo Beeniyay In Uu Diinta Caayay Al Shabaabna Ku Sheegay Sheekh Xasan Diheeye

Boorama(GNN)Badhasaabka Gobolka Awdal Oo Maanta Warbaahinta Hor Yimid Ayaa Beeniyay Warar Sheegayay In Uu Diinta Caayay.Wuxuna Sheekh Xasan Diheeye Ku Tilmaamay In Uu Yahay Al Shabaab Sido Kalena Uu Qasab Lu Haysto Xoolihii Agoonta.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

GABILEY.NET