Hantidhawraha Guud Ee Qaranka Somaliland Oo Maanta u Furay Tababarkii Shanaad ee Kor Loogu Qaadayo Aqoonta Shaqaalaha.

Hargeysa(GNN)Hantidhawraha Guud ee Qaranka Somaliland Mudane Axmed Yuusuf Dirir oo Ay Weheliyeen Ku Xigeenka hantidhawraha Qaranka Somaliland sacad riraash iyo Madaxa Xafiiska BFM-ka Xassan Faarax Maxamed Ayaa Maanta Shaqaalaha Xafiiska Hantidhawrka u furay Tobabar Qaadan Doona Muddo 14 maalmood ah kaas oo Shaqaalaha Xafiiska hantidhawrka lagu baridoono Hab raacyada Casriga ee Xisaabaadka maaliyada.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalka Warkan.

 

GABILEY.NET