Halkan Ka Dhegayso Dood Xasaasiya Oo Maanta Idaacada BBC-da U Qabatay Somaliland iyo Somalia.

Hargeisa(GNN):-Halkan Ka Dhegayso Dood Xasaasiya Oo Maanta dhexmartay Wasiirka Warfaafinta Somaliland iyo Wasiirka Dastuurka Somalia oo ka Dooday Qadiyada Somaliland iyo Imaatinkii Farmaajo ee Todobaadkan Xiisada ka Abuurtay Dhulka Somaalida.

Halkan Ka Dhegayso Doodii Galabta.

https://youtu.be/D-EYVF2bLYg