Haween Lacag Ugu Deeqay Dhismaha Jidka Isku Xidha Arabsiyo iyo Alaybaday.

Hargeisa(GNN):-Qaar ka mida haweenka degmadda Alaybaday ee gobolka Gabiley ayaa lacag ay kaga qayb qaadanayaan dhismaha jidka isku xidha Arabsiyo iyo Alaybaday ku wareejiyay guddiga guddigaasi.

Waxaanay haweenkaasi sheegeen in ay hore uga soo qayb qaateen dhismaha jidkaasi oo weli socda.

Iyadoo ay lacagtaasi ku wareejiyeen guddoomiyaha guddiga dhismaha jidkaasi Cumar Aw Faarax. Lacagaasi ayaa cadadkeedu dhamaa $2500 oo dollar.

Halkan Ka Daawo Warkaasi: