WARARKA




Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puthland Oo Ku Baaqay Wadatashi Eedaymana U Jeediyey Dawlada Somalia.

Garoowe(GNN):-Madaxweynaha Puntland Saciid Cabdullahi Deni oo maanta shir Jaโ€™raaid ku qabtay magaalada Boosaaso ayaa ka hadlay khilaafka dowladda federalka iyo maamul goboleedyada.

Madaxweyne Deni ayaa sheegay in Puntland ay shir wada-tashi arrimaha dowlad dhiska Soomaaliya ah ku qabsan doonto magaalada Garoowe, bartamaha bisha March.

Saciid Deni ayaa ku eedeeyey dowladda dhexe ee Soomaaliya โ€œinay faro-gelin xooggan ku haysoโ€ arrimaha maamul goboleedyada.

Ibrahim Xassan Dandureey ayaa inoo soo jeedinaya warbixintan.