Trump Oo Shaqada Ka Eryey Raxan Xertiisa Ahayd Oo Ku Markhaati Furtay

Mid kamid ah masuuliyiinta shaqada laga ceeriyay ayaa ah safiirkii dowladda Mareykanka u fadhiyay Midowga Yurub.

Safiirka ayaa warbaahinta u sheegay in madaxwaynuhu uu ku amray in si deg deg ah uu dalka dib ugusoo laabto.

Xubnaha aqalka sare ee dalka Marykanka ayaa diiday in si cad loo galo eedaymaha loo haysto Trump, iyaga oo ka codeeyey in markhaatiyaashana la keeno goobta maxkamadayntu ka dhacaysay.