Hargeisa(GNN):-Waxaa Hadda Si Rasmiya Isku Casilay Xassan Yuusuf Ducaale Oo Xisbiga ucid Ku matalayey Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Dhawaan Lasoo Xulay Ayaa Hadda Ku Dhawaaqay Is Casilaadiisa, Waxaanu Sidoo kale Ugu baaqay Xubnaha Kale ee Komishanka Qaranka ee Muranka Xoogani ka Taagnaa Inay iyaguna Is Casilaan.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.