War Deg-Dega Xubintii Ugu Horeysay Ee Komishanka Cusub ee Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo is Casilay.

Hargeisa(GNN):-Waxaa Hadda  Si Rasmiya Isku Casilay Xassan Yuusuf Ducaale Oo Xisbiga ucid Ku matalayey Gudida Doorashooyinka Qaranka Somaliland Oo Dhawaan Lasoo Xulay Ayaa Hadda Ku Dhawaaqay Is Casilaadiisa, Waxaanu Sidoo kale Ugu baaqay Xubnaha Kale ee Komishanka Qaranka ee Muranka Xoogani ka Taagnaa Inay  iyaguna Is Casilaan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.