Daawo :-Badhasaabka Gobolka Gabiley Oo Kulan La Yeeshay Iskuduwayaasha Laamaha Dawlada U Jooga Gobolka.

Gabiley(GNN)Badhasaabka Gobolka Gabiley Ayaa Kulan La Qaatay Iskuduwayaasha Laamaha Kala Duwan Ee Dawlada.Waxana Laga Arinsaday Sidii Kale Sidii Looga Taxadiri Lahaa Xanuunka Coronavirus.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET