Daawo :-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Ayaa Dhagax Dhigay Dhismaha Wado Isku Xidhi Doonta Magaalada Iyo Saylada Cusub Ee Xoolaha.

Gabiley(GNN)-Maamulka Dawlada Hoose Ee Gabiley Ayaa Dhagax Dhigay Dhismaha Wado Isku Xidhi Doonta Magaalada Iyo Saylada Cusub Ee Xoolaha Sido kalena Waxay Soo kormeereen Mashaarciiha Hormarineed Ee Ka Socda Magaalada Gabiley.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR ACWIL HERERI

GABILEY.NET