Dawlada Itoobiya Oo Shaacisay Tirada Dad Cusub Oo Laga Helay Caabuqa Coronavirus.

Addisababa(GNN):-Dawlada fadaraalka itoobiya ayaa sacadihii lasoo dhaafay tiroba laba jeer shaacisay dad cusub oo dalkeeda laga helay caabuqa coronavirus  iyadoo goordhawayd ay wasaarada caafimaadku Laba 2 qof oo kalein laga helay  xaqiijisay inay qabaan caabuqa CORONA VIRUS, taasoo kadhigaysa tirada guud ee dalka itoobiya 21 qof.

Wasaarada caafimaadka federalka itoobiya ayaa 6 saacadood kahor shaaciyay in 3 qof oo cusub laga helay, immikana 2 qof oo kale taasoo kadhigaysa tirada maanta la xaqiijiyay 5 qof.

21 kii la xaqiijiyay inay qabaan cudurka Corona virus ka, ayaa kala ahaa 2 Japanese dalkoodii baa loos qaaday, 2qof oo kalena la sheegay inay ka bogsadeen walow wali meel gaar ah lagu hayo, halka ay hada ujiifaan 17 qof.