Dhibaatada Mukhaadaraadka Sharci Darrada iyo Ciidamada Booliska Oo Marwalba Soo Bandhiga.

Hargeisa(GNN):-Ciidamada Booliska Somaliland Ayaa Maanta soo Bandhigay Mukhaadaraad Tiro Badan oo Ay Soo Qabqabteen iyo dadkii soo galiyey.

Halkan Hoose ka Daawo Warkan Oo Faahfaahsan.