Ethiopia Airline Oo War Ka Soo Saartay Duulimaadkii Somaliland

Diyaaradda Ethiopian Airlines ayaa soo saartay War cusub oo la xidhiidha duulimaadyadeedii Somaliland.

Diyaaraddu waxay sheegtay in duulimaadyadii caadiga ahaa ee Somaliland ay sidoodii ahaan doonaan, maadaama garoommada diyaaradaha ee Somaliland ay shaqeynayaan.

Hase ahaatee Ethiopiam Arilines waxa kale oo ay sheegtay in ay joojisay duulimaadyadii Soomaaliya, kenya iyo wadamo kale oo caalamka ah.