Daawo :-Guddoomiye Cirro Oo Magacaabay Guddiga Kala Xulista Murashaxiinta Wakiilada Iyo Deegaanka Ee Xisbiga Waddani

Guddoomiyaha Xisbiga mucaaradka ah ee WADDANI Dr. Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi Cirro ayaa maanta magacaabay guddiga kala xulida musharaxiinta xisbiga dartanka u galaya.