Maayirka Caasimada Hargaysa oo Casuumad u Sameeyay orodyahanadii ka qayb-galay Maratoonka

Hargeisa(GNN):-Maamulka Dawladda Hoose Ee Hargaysa oo Casuumad u Sameeyay orodyahanadii ka qayb-galay Maratoonka.