Rugta Ganacsiga Somaliland Oo Digniino Kala Duwan u Diray Dhamaanba Ganacsatada Somaliland.

Hargerisa(GNN):-Shirkan Jaraaid ee Ay maanta Qabteen madaxda kala duwan Ganacsatada Somaliland ayaa Sheegay Inaaney Jirin Cid dalaci karta qiimaha Raashinka iyo Dawooyinka.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.