Safiirka Somaliland ee Dalka Ingiriiska oo Kulan Soodhaweyn ah Usameeyey Waftigii uu Hogaaminayey Maayirka Degmada Gabiley.

Hargeisa(GNN):-Maayirka Degmada Gabiley Maxamed Aamiin Cumar Cabdi oo ay wehelinayaan Xildhibaano ka kala tirsan Golaha Deegaanka Gabiley iyo Berbera ayaa Waxaa Kulan Soodhaweyn ah u Sameeyey Safiirka Somaliland u fadhiya dalka ingiriiska,Mudane Cabadi cabdilaahi Diiriye, kulanka Soodhaweynta ah oo ka Dhacay Xarunta Safaarada Ingiriiska ee Magaalada London Ayaa u Dhacday Sidan, Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka.