Shir Dhaqameedka Labada Beelood ee Garxajis iyo Habarjeclo “Samo Talis” Oo Ka Furmay Magaalada Burco.

Burco(GNN):-Shirka Beelaha Walaalaha ah ee Garxajis iyo Habarjeclo Ayaa Maanta Si Rasmiya uga furmay Xarunta Gobolka Togdheer ee Burco Shirkan oo Aan Khusaynin Arrimo Siyaasadeed ayaa ah Mid la isugu soo jiidayo Beelaha Walaalaha ah.

Halkan Hoose Ka Daaawo Muuqaalka.