Shirkii Beelaha Habar-Jeclo Iyo Garxajis Oo Si Rasmi Ah U Furmay + [ Sawiro ]

Shirweynaha Beelaha Habar-jeclo iyo Garxajis ayaa maanta si rasmi ah uga furmay Magaalada Burco ee xarunta gobolka Togdheer.

Toddobaadkii u dambeeyay waxa Magaalada Burco ku qul-qulayey Madax-dhaqameed iyo Dad badan oo Haldoorka Bulshada ka mid ah, kuwaasi oo doonaya inay ka qayb-galaan Shirka Maanta furmay.

Suldaanka guud ee Beelaha Habarjeclo Suldaan Cabdilaahi Suldaan Cali Muuse ayaa ugu horrayn shirka furay.

Exit mobile version