Somaliland-Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Sheegey Iney Ilaalinayaan Fayodhowrka Goobaha Leyskugu Yimaado

Hargeisa(GNN):-Maayirka Caasimada Hargeisa Mudane C,raxmaan Maxamuud Caydiid Soltelco Ayaa Sheegay In ay Ilaalinayaan Goobaha Lagu Kulmo fayadhowrkooda Si ay uga hortagaan Xanuunka Dunida halista galiyey Corona Virus.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.