Taliyihii Sirdoonka Gobolka Sool Oo Aas Qaran Loogu Sameeyey Magalaada Laascaanood,+Fariinta ay Direen Ciidankii uu Ka Tirsanaa.

Sool(GNN):-Alle ha u naxariistee Kadib markii laba habeen ka hore ay dablayn la Aqoon Dil toogasho ugu geysteen Taliyihii Ciidamada Sirdoonka Somaliland ee Gobolka Ayaa Maanta Waxaaa aas qaran loogu sameeyey xarunta gobolka sool ee laascaanood, Saraakiisha Ciidankii uu ka tirsanaa Marxuumku ayaa Balan Ku Qaaday Inay u aar gudi doonaan marxuumka gacantii ka xaq darnayd ee dishayna ay Ciqaaab adag marsiin doonaan.

Halkan ka Daawo Warka Aaska Marxuumka.

https://youtu.be/jtG3Q38hxWQ