War Deg-Dega-Wasaarada Caafimaadka Somaliland Oo Xaqiijisay Labadii Qof ee Qaba Xanuunka Corona Virus Oo Laga Helay.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaarada Caafimaadka Jsl  Mudane Cumar Cali C/laahi Ayaa Hadda Xaqiijiyey In Labadii Qof ee ugu Horeeyey Dalka helay Dalka Somaliland Xanuunka Khatarta ah ee Corona Virus.

Halkan Ka Daawo Warkan Cusub.