Wasaarada Isgaadhsiinta oo Tababar u soo xidhay hawl wadeenada qaybaha ITga Ee Dawlada”.

Hargeisa(GNN):-Wasaarada Isgaadhsiinta iyo Tiknoolajiyada Somaliland Ayaa Maanta Tababar Dhinaca ITga ah usoo Xidhay Qaar kamida Shaqaalaha Wasaarada isgaadhsiinta Somaliland.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.