Hargeisa(GNN):-Hooyo Shamis Faarax Maxamuud hooyadda qoys ka kooban koob iyo toban qof, muddo 17-sano ku dhow ayay agabka iyo cuntada ay ardaydu u baahan yihiin iyo macmacaanka ku iibinaysay afaafka hore dugsiga Hoose Dhexe ee Maxamed Mooge ee Magaalada Hargeysa, laakiin muddo ku dhow bil hadda shaqadaas may qaban maadama ay dowladdu xidhtay iskuulada Somaliland oo dhan, si loo xakameeyo khatarta Karona Virus.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warbixintan.