Coronavirus: Sawirradii ugu soo jiidashada badnaa todobaadkan

Sawirro saaemyn leh oo laga soo xulay dunida daafeheeda toddobaadkan iyadoo dadku ay ka falcelinayaan faafidda coronavirus.

Lahaanshaha sawirkaRUNGROJ YONGRIT / EPA-EFE
Image captionKal-kaaliso caruurta markaasi dhalatay u xireyso qalabka difaaca wajiga ee ka hor tagga coronavirus iyadoo ku sugan isbitaalka Princ ee Thailand.
Lahaanshaha sawirkaROMAN PILIPEY / EPA-EFE
Image captionDad xiran maskaraatiga afka lagu duubto oo ka shaqeeynaya shikadda gawaarida sameysa ee Honda
Lahaanshaha sawirkaMUSSA QAWASMA / REUTERS
Image captionWaxay usoo baxeen iney mada-daaliyaan caruurta Falastiiniyiinta ee guryaha ugu jira cabsida laga qabo xanuunka Corona awgeed
Lahaanshaha sawirkaHENRY NICHOLLS / REUTERS
Image captionFarriin qoraal ah oo lagu dhajiyay Xarunta CHURCHIL, taas oo ah ”Si dhakhsiya u soo caafimaad” Farriinta ayaa la daabacay ka dib markii raysal wadsaaraha UK Boris Johnson loo gudbiyay xarunta lagula tacaallo dadka uu aadka u soo ritay fayraska Corona.
Lahaanshaha sawirkaFRANCISCO MACIAS / GETTY IMAGES
Image captionQaraabada dadkii ku le’day magaalada Guayaquil oo ah magaalada uu aadka u saameeyay dalkaasi Ecuador.
Lahaanshaha sawirkaANTHONY DEVLIN / GETTY IMAGES
Image captionIlaa 24 milyan oo qof ayaa daawaneysay markii boqoradda Ingiriiska Elizabeth II ay qaranka khudbad u jeedineysay.

Waa iftiinka ka soo baxaya qolalka hoteelka Bogor, Indonesia, kaasi oo looga gol leeyahay in lagu dhiirageliyo shaqaalaha caafimaadka ee la tacaalaya xanuunka Covid-19.

Xigasho bbc

Exit mobile version