Daawo :-Maamulka Magalaada Arabsiyo Ayaa Lagu Wareejiyay isbitaal Weyn Oo Casriya Oo Uu Dhisay Ganacsade Axmed Daahir Baxsane.

Arabsiyo(GNN)Maamulka Magalaada Arabsiyo Ayaa Lagu Wareejiyay isbitaal Weyn Oo Casriya Oo Uu Dhisay Ganacsade Axmed Daahir Baxsane Oo Ka Mda Dadka Samafalka Ah Ee Guud Ahaan Dalka Oo Dhan Ka Hirgaliyay Goobo Khayriya Oo Ay Bulshadu Munaafacaadsato.Waxana Si rasmiya Muftaaxyada Isbitaalkan Cusub Ugu Wareejiyay maamulka Arabsiyo Xuseen Axmed Daahir(Baxsane) Oo Ah Wiilka Uu Dhalay Baxsane Oo Isaga U Xilsaaray Wareejinta Isbitaalkan.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET