Madaxwayne Ismaaciil Cumar Geele Oo Ka Hadlay Saamaynta Coronavirus Ee Dalka Jabuuti.

Djabouti(GNN):-Madaxweynaha Dalka Djabouti Mudane Ismaaciil Cumar Geele Oo Maanta Warbaahinta La hadlaya Ayaa Si Guud uga Waramay Xaalada Xanuunka Corona Virus iyo Saameynta uu Ku Yeeshay Dalkiisa.

Halkan Hoose Ka Daawo Faahfaahinta Wartkan.