Madaxweyne Trump “kuma faraxsana Shiinaha”

Madaxweynaha dalka Maraykanka Donald Trump, ayaa saxafiyiin u sheegay inuusan ku faraxsanayn sida uu Shiinaha u wajahay Coronavirus, isaga oo sheegay inuu u malaynayo in cudurka coronavirus faafiddiisa lagu joojin lahaa dalka Shiinaha.

“Kaliye hal dal ayaa masuuliyad ka saarantahay wixii dhacay,” Ayuu yiri madaxweyne Trump.

Dowladda Shiinaha ayaa dafirtay eedaymahaas.