Magaalada Burco Mudaharaad Ay Sameeyeen Ganacsatada Yaryar ee Magaalada Oo Kasoo Horjeeda Amarka Dawlada Hoose.

Burco(GNN):-Qaarkamid ah Ganacsatada Hilibka ee magaalada Burco oo Hadda mudaharaad isugu soo baxay ayaa cabasho xoogan ka muujiyey dowlada hoose ee degmada burco iyo shirkada gacanta ku haysa kawaanka hilibka magaalada burco Ee dayib .

Image may contain: one or more people, fire and outdoor
Cabashadani ayaa salka ku haysa dhanka qiimaha lagu qalo xoolaha ay oo lagu kordhiyey ganacsatadan Ciidamada booliska ayaa rasaas ku kala eryaya dadkani isusoo baxay.
Halkan Hoose Ka Daawo Dadka Ka Cabanaya Arrintaasi.
https://youtu.be/KLdPX693bsE