Masiibo Hor Leh Oo Wajahday Maraykanka

Ugu yaraantii 13 Qof ayaa ku geeriyootey halka halka tirakale oo badana ay ku dhawaacmeen kadib markii Duufaan iyo daadad soo rogmaday ay ku dhufateen ilaa iyo dhowr Gobal oo kuyaala konfurta  wadanka mareykanka.