Somaliland Oo Xidhay Goob Macdanta Lagga Qoddo Oo Uu Ka Shaqanayey Ninka Lagga Hellay Cudurka Karoona Fayras.

Hargeisa(GNN):-Wasiirka Wasaaradda war-faafinta Somaliland Saleebaan Yusuf Cali Koore oo la haddlayey Idaacadda Bbc-da ayaa sheegay inay Xukuumadda Somaliland ay gebi ahaanba xidhay goob macdanta lagga qodo oo uu ka shaqaynayey ninka Jayniiska ah ee lagga helay cudurka halista ah ee karoona fayras, waxaanu xusay wasiirku in baadhitaan caafimaad la marin doono dhammaan dadkii la shaqaynayey ninkaas.

Dhanka Kale Wasiirka ayaa Wax laga waydiiyey Sababaha Loo Joojin Waayey Diyaarada Ethiopian Airline iyo Qaadka Ka Yimaada Dalka Ethiopia, Jawaabta uu ka bixiyey wasiirka ka dhegayso hoos.

Halkan Hoose ka Dhegayso Warkan.