Waraysi Xasaasiya Oo Lagu Waraystay Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somalida Itoobiya, Oo Si Kalsooni Leh Uga Jawaabay Su’aalo Xad-dhaafa oo La Waydiiyey.

Jigjiga(GNN):-Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar oo ah Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Somaalida itoobiya ayaa ka waramay arrimo badan oo xasaasiya, sidoo kale waxaa  uu Si kalsooni iyo Aqoon Khibrad Waayo aragnimo ku dheehan tahay uga   Jawaabay Su’laalo farabadan oo ku qotoma Xaalada Guud ee Deegaanka Somaalida.

Halkan Hoose Ka Daawo Waraysigaasi.