Xukuumada Madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Oo Maanta Siidaysay Maxaabiis Tiradood Dhan Tahay 400 Qof Xaalada Xanuunka Covid 19.

Jigjiga(GNN):-Xukuumada Cusub Dawlad Deegaanka Somaalida Itoobiya ee uu Hogaamiyo madaxweyne Mustafe Muxumed Cumar Ayaa Maanta Siidaysay in Ka badan 400 (Afar Boqol) oo maxbuus kuwaas oo ku xidhnaa Danbiyo kala duwan.

Waxaana Siidaynta Maxaabiistani ka Danbeysay kadib markii uu caalamka Saameyn baahsan Ku Yeeshay Xanuunka Corona Virus taas oo looga dan leeyahay in haddii uu gaadho xanuunka coron virus xabsiyada dalalka Dunida ay Khatar weyn ku noqon karto nolosha maxaabiis badan.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan oo Faahfaahsan.

https://www.facebook.com/SRTVPage/videos/921641198269070/

 

Shabakada Wararka

Gabiley News Network