Xukuumada Somaliland Oo Hakisay Badiba Kharashaadkii Ku Bixijiray Xafiisyada Dawlada iyo Mashaariicda Kala Duwan.

Hargeisa(GNN):-War saxaafadeed Kasoo Baxay Maanta Xafiiska Wasaarada Horumarinta jsl Ayaa lagu Sheegay In Xukuumadu Joojisay Badi Kharashaadkii ku bixijiray Wasaaradaha iyo hay’adaha kala Duwan ee dalka.

Kharashaadka La Joojiyey ayaa isugu jira Kharashaadkii loogu Talo Galay dhismayaasha iyo Macaariicda horumarineed ee ka socoday Wasaaradaha iyo hay’adaha Kala duwan ee Dawlada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan.