Dowladda Jabuuti oo Canshuur dhaaf u sameysay ganacsatada iyo shaqaalaha

Dowladda Jabuuti ayaa Canshuur dhaaf muddo saddex bilood u sameysay ganacsiga iyo shaqaalaha,

iyada oo laga mabnuucay shirkadaha ganacsiga inay shaqaalo eryid sameeyaan.

Dowladda Djibouti ayaa dedaal ugu jirta xakameynta saameynta dhaqaale fayraska karoona.

Wasiirka Shaqada ee dalka Jabuuti Cusman Ibrahim Roble ayaa BBC-da uga waramay arrinkan.