Gabiley(GNN) Haayada Action Aid Oo Xoojinaysa Faraxalka iyo ka hortega Xanuun Carona virus (Convid19) Ayaa Maamulka Gobolka Gabiley Ku Wareejisay 50 Taangi oo waa-weyn islamarkaana loogu talo-galay Faraxalka una samaysan hab casriya oo wata shaampooyada biyaha(Anti-Bacterial) islamarkaana lagu furayo lugaha si looga hortago caabuqa faafaha ah ee convid 19 kuwaasi oo ku filnaan kara goob kasta oo la dhigo mudo laba bilood ah.
Haayada Action Aid Ayaa qalabkani casriga ah ugu-talo gashay Gabiley iyo shanta degmo ee hoosyimaada oo kala ah Wajaale, Arabsiyo ,Agabar, Allabayday , Geed-balaadh Iyo Magaalada Kalabaydh,
Qorshahani Haayada Action Aid Kula Dagaalamayso Xanuun Carona virus (Convid19) Ayaa Qayb-Laxaadleh Ka Qaadan Doonta Ka Hortega Coaronavirus waana Haayadii Ugu Horeysay Ee Ka Soo Jawaabta Baaqii Maamulka Gabiley.
Gabiley.net