Hargeisa(GNN):-Alle ha Naxariistee Waxaa Maanta aas qaran loo sameeyey mujaahid xassan guure jaamac,
Mujaahid xassan guure ayaa kamid ahaa siyaasiyiinta iyo mujaahidiintii ugu halka adkaa ee qaranimada somaliland dhidibada u taagay.
Alle haw Naxariistee Mujaahidka ayaa Magac weyn ku lahaa shacabka somaliland iyo guud ahaanba Umada Afka Soomaaliga ku hadasha.
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka.