Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Gabiley News Network Waxay Hanbalyo Farxad Leh U Dirayaa Akhristayaasha Munaasibada Maalinta Qaran ee 18-MAY Somaliland.

Hargeisa(GNN):-Maamulka iyo Shaqaalaha Shabakada Gabiley News Network Waxay hanbalyo Farxad Leh u dirayaan Dhamaanba Akhristayaasha Kala Duwan meelkasta oo ay ku sugan yihiin daafaha dunida Xuska Munaasibada Maalinta Qaran ee Gooni isu taaga Jamhuuriyada Somaliland 18 May Sanadka 2020.

29 guurada kasoo wareegtay maalintii magaalada burco lagaga dhawaaqay Gooni isutaaga qaranka Jamhuuriyada Somaliland.

Alle Sanadkan Sanadkiisa ha inagu Simo Bashbash iyo Barwaaqo aafaadka xanuunada iyo dhibaatada dunida ka jirta haw sakhiro umada muslimka ah.

Halkan ka Daawo Heesta Xuska 18 May  Somaliland.

Exit mobile version