Hargeisa(GNN):-Shirkada Dahabshiil group oo kamida Shirkadaha waddaniga ah ee somaliland ayaa Wakhtigan lagu gudo jiro xaalada xanuunka corona virus waxaa ay maanta ku wareejisay gudida xukuumada somaliland u magacowday ka shaqeynta xanuunka corona virus dhaqaale lacageed oo gaadha sideed boqol oo kun oo dollar (800,000$).
Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warkan Oo Dhamaystiran.
https://youtu.be/bfd_K1UzZH8