Somaliland : ” Ma Jiro Maanta Wax Kiisas Cusub Oo Covid 19 Ah “

Hargeysa (GNN):- Wasaarada caafimaadka Somaliland ayaa waxaa maanta shaacisay in aaney helin 24 sacadood ee ugu danbeeyey wax kiisas cusub ah oo xanuunka Covid 19

Maalintii shalay aheyd-na Somaliland waxay diwaangalisay 2 qof oo kaliya , waxaana aad moodaa in kiisaska xanuunka Covid 19 ee Somaliland uu hoos u soo dhacaayo