“Somaliland Yaanay Ku Sharciyaynin Qolfoofkaa Dawlada U Eeg Ee Xamar Joogta …”Muj Boobe Yuusuf.

Hargeisa(GNN):-Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale Oo maanta warbaahinta la hadlay waxaa uu si adag uga hadalay shaqsiyaad uu sheegay inay ka shaqeeyaan arrimo male awaal ah kuwaas oo meel ka dhac ku ah bulshada iyo shacabka afka somaaliga ku hadla.

Exit mobile version