Xuska Munaasibada Sannadkan ee 18may Somaliland iyo Qorshaha Xukuumada Talada Haysa.

Hargeisa(GNN):-Munaasibada Sanadguurada 18 may oo Si weyn Looga Xuso Somaliland sanadkasta ayaa Wakhtigan kusoo beegmaysa xilli ay bulshada caalamku la daalaa dhacayso Ka hortaga iyo la tacaalida Xanuunka corona virus.

Waxaana Qorshaha Sanadkan ee Somaliland Xuska munaasibada 18 may ay Xukuumadu Bulshada Ugu Baaqday Inaan loo xusin sii hore loogu dabaal degi jiray balse qofkastaaba uu ku xuso gurigiisa, iyadoo laga hortagayo isku imaatin sababi karta in xanuunka corona virus uu weyn bulshada ugu dhex faafo, iyadoo sida laysku qaadsiinayaana ay tahay si aad u fudud.

Halkan Hoose ka Daawo Muuqaalkan.