Banaan-Baxyo La Filaayo Inay Maanta Ka Dhacan Gobolada Waaweyn Ee Somaliland Iyo Sababta Ka Danbaysa

Banaan-Baxyo La Filaayo Inay Maanta Ka Dhacan Gobolada Waaweyn Ee Somaliland Iyo Sababta Ka Danbaysa Banaan Baxyo Kala Duwan Oo Lagu Taageeraayo,Wada Hadalada Somaliland Iyo Somaliya Uga Socday Dalka Jabouti Ayaa Maaanta Ka Dhacaaya Gobolada Waaweyn Ee Dalka Somaliland

Banaan Baxyadan Lagu Taageeraayo Guusha Muuqata Ee Madaxda Qaranka Somaliland Ka Gaadheen Shirkaasi,Ayaa Dhaliyey Dareen Xoogan Oo Shacabku U Qushuucay Ibo Furka Shirkaasi Iyo Nuxurka Khudbadii Madaxweyne Biixi Ka Jeediyey,Taas Oo Soo Jiidatay Badiba Indhaha Bulshada Caalamka

Magaalooyinka La Filaayo Inuu Banaan Baxaasi Ka Dhaco Waxaa Kamida,Gobolada Togdheer,Saaxil Sanaag,Hargeisa Iyo Borama,Waxaanay Dadku U Dhegtaagayan Natiijada Kama Danbaysta Ah Ee Kasoo Baxda Shirkaasi,