Daawo Magaalada Wajaale Oo Yeelanaysa Kawaanka Gawraca Xoolaha Oo Casriya

Wajaale(GNN)Wasiiro Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Ayaa Magaalada Wajaale Ka Dhagax Dhigay Dhismaha Kawaanka Gawraca Xoolaha Oo Noqonaya Mid Casriya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET