Daawo Taagero Mug Iyo Miisaanleh Oo Shacbiga Reer Wajaale Ku Taageereen Qudbadii Madaxweyne Muuse Biixi

Wajaale(GNN)Qeybaha Kala Duwan Ee Bulshada Wajaale Iyo Maamulka Magaaladaasi Ayaa Maanta Kulan Balaadhan Oo Ay Iskugu Yimaadeen Ku Taageeray Qudbadii Madaxweynaha Somaliland Ka Jeediyay Shirkii Wada Hadalka Somaliland Iyo Somaliya.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

REPORTER JACFAR CAWIL HERERI

GABILEY.NET